Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Home  |  Heeso  |  Gabayo  |  Instrumentals  |  Taariikh   |   Contact Us  |
© Copyright - Daalonews.com
Hargeysa:- Xisbiga Waddani oo ka hadlay abaaraha iyo doorashooyinka soo socda

Xoghayuhu waxa uu sheegey in ay tahay wax lala yaabo in Xisbiga kulmiye uu ku duceeysto in abaaruhu soo daba dheeraadaan si doorashadu ay u baaqato, ayna muujineyso cabsida ay ka qabaan faro madhnaanta ku soo fool leh. Xoghayuhu waxa kale oo uu sheegey in ay ka habbooneeyd in

_______________________________________________
London:- Soo dhoweyntii Abwaan Dheeg iyo xubnihii fannaaniinta ahaa ee ka qayb gelayey toddobaadka Soomaalida

Waxa soo gaadhey magaalada London ee waddankan Ingiriiska koox fannaaniin ah oo uu hor kacayo abwaanka weyn ee Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg). Kooxdan ayaa waxa ay England u timi ka qayb qaadashada barnaamijka
_______________________________________________
Germany:- Halka hoose ka daawo sida uu u dhacay weerarka gacan ku dhiigluhu

______________________________________________
Germany:- Nin caawa magaalada Munich ee dalka Jarmalka dad badan ku laayey

Weerarkan oo ka dhacay xarun ganacsi oo lagu magacaabo (Olympia Shopping Mall), oo ku yaalla xaafadda Moosach District, ayaa sida Boolisku magaalada Munich uu sheegey waxa fuliyey nin
______________________________________________
Ankara :- Inqilaabkii Mileteriga ee Turkiga oo aad ugu dhow in uu fashilmo

Ciidammada inqilaabka sameeynayey oo ku hebysan Kaarayaal, baabuurta dagaalka oo faro badan, qaar ka mid ah diyaaradaha qummaatiga u kaca ee Helicopter-ta, iyo weliba diyaaradaha dagaalka ee F16, ayaa weerar toos ah ku qaadey xarunta looga taliyo waddanka Turkiga
______________________________________________
Ceerigaabo:- Guddoomiye Cirro iyo abid soo dhoweeyntii ugu weynayd ee Ceerrgaabo

Waftigii Same-wade ee uu hoggaaminayey guddoomiyaha xisbiga Waddani, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (cirro) ayaa maanta gaadhey magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo
_______________________________________________
Burco:- Ciidanka qaranka oo gaadhey Durruqsi iyo Liyuugii oo dib u noqdey

Falkan ayaa noqonaya kii labaad ee ay ku kacaan maleeshiyadaasi tan iyo intii ka danbeeysey falkii maato dooxa ahaa ee ay kula keceen dadki shicibka ahaa ee ku dhaqnaa tuulada Jaamac Dubbad, iyada oo sida la xusuusan yahan ay saddex toddobaad uun ka hor ka soo tallaabeen dhanka Ballidhiig, halkaas oo sidan oo kale ciidanka qaranku ku baxay
_______________________________________________
London:- Great Britain oo ka baxdey Europe Ra'iisal wasaarihii Inigiirska oo is casiley
Waxa caawa la soo gebo gebeeyey doorashadii ka dhacdey waddanka Ingiriiska ee ku saabsanayd in Britain ay iskaga baxdo midowga Yurub iyo in ay ka sii mid ahaato, haddaba si aad u ogaato dhinaca guuleystey ...riix halkan....
_______________________________________________
Balli-dhiig:-
Ciidanka qaranka oo gaadhey Balli-dhiig iyo Liyuu Polis oo ka suurey
Ciidanka qaranka Somaliland ayaa habeenkii xalayto guure ku soo galey degmada Balli-dhiig, tan iyo goortaana gudaha iyo hareeraha magaalada tax-taxaashinaya iyada oo aanay jirin cid kale oo ku weheisaa, maleeshiyadii .
_______________________________________________
Ceerigaabo:- Jabhad shufto ah oo lagaga dhawaaqey Bariga gobolka Sanaag
Ninka horjooga u ah kooxdan shuftada ah oo labo ilaa saddex odeyna wata ayaa maalintii shalayto waxa uu iska soo duubey muuqaal Video ah, isaga oo ku faaney inuu soo dagaallamay hore, haatanna uu diyaar u yahay
_______________________________________________


Daawo wareysi xiiso leh oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka oo lala yeeshey Gud. Golaha Wakiillada Somaliland, mudane Cabdiraxmaan M. Cabdullaahi (Cirro)
. Fadlan guji sawirka

JIIR waaweeyn lo'da laale'eg oo la saadaalinayo in uu ka dillaaco dalka Ingiriiska
22222Waxa kale oo ay sheegeen in jiirarkani ay iska celin karaan gebigeed sunta (Rodenticides) loogu talo galay in ay disho bahalaha noocan ah, sida Jiirka, Walada iyo bahalaha la midka ah..   ...sii akhriso ...

22Farmers in Somaliland Find Success in the Face of Nature’s Challenges
for the first time, he believes he can fight back against nature itself in this harsh, semi-arid land. “If a drought happens,” he says with new confidence, “we will survive.”  ...sii akhriso...

Daawo booqashadii madaxweynuhu ku tegey      Maydh iyo Laasqorey Fadlan guji Sawirka



Daawo waraysi kooban oo laga duubey hooyo Cambaro Nuux Maxamed oo ah haweyneydii ay Hurre Walanwal is weeydaarsadeen heesihii haasawaha ahaa wakhti ku siman 2 ama 3 sano ka dib dagaalkii Soomaalida iyo Xabashida ee 1964-kii .... Daawasho wacan ...

Halkan ka daawo taageerayaal ka soo jeeda degaanka Ballidhiig ee bariga Burco oo ka soo digo rogtey Kulmiye, kuna biirey xisbiga mucaaradka ah ee Waddani
22222222222

Kiisaska isku-dayga dilalka ee madaxtooyada dabada la galay, iyo is indho-saabka dawladda

22222222Madaxweyne sharciga waynu ku wada noolahay, adiguuna dan kuu sii yahay, awooddaaduna sharci bay ku dhisan tahay oo xoog kuma haysatid, sharicgana ...sii akhriso...

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka "Aargoosi Siyaasadeed" Qaybta 2-aad
2222Luul Xasan Mataan oo ahayd madaxa xaruntan waxay haysay 175 caruura oo ay 29 hablo ahaayeen, halka 146 ay ahaayeen inammo. Xaruntan waxaa lagu dhisay ..sii akhriso

2Waddamada Afrikaanka ah ee ay ciidammadu ka joogaan Soomaaliya oo ku baaqay in magaalada Kismaayo si dhakhso ah loogu wareejiyo dawladda .. sii akhriso ...  

Pontus Marine Ltd. oo ah shirkad cusub oo laga dhisayo magaalada Maydh ayaa lagu daah furey  London .... Daawasho wanaagsan

What next for Somaliland?

Somalilanders abroad feel cheated by the the London conference on Somalia, many of them thought that their unrecognised nation was finally taking the diplomatic steps needed to be politically visible after more ... read more ...

Somaliland surprises....
Confusion with Somalia and lack of international recognition and funding has prevented general investment and tourists from discovering the riches of the Rep of Somaliland ..Read more.

SADA MIRE Woman who Found Somalia's History
222222When Sada Mire was just 12, her father, a Somali police official, was executed by country’s brutal Barre regime. In 1991 she fled Somalia, eventually reuniting with family Sii akhris0...

Moogiye Jacayl wa maxay?
222Xog cilmiyeysan oo si waafi ah ugafaa hadlaysa jacaylka, waxayaalaha sababta u ah ee keena iyo weliba marxaladaha kala duwan ee uu qofla wax jeceli maro ...sii akhriso...

The link between chewing Khat and mental illness /Sii akhriso..../

Ubadka yar yar iyo Alhumada furitaanka waalidka /Sii akhriso..../